Press "Enter" to skip to content

NISA oo hawlgal qorshaysan ku dishay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):’Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay dhagar-qabe ka tirsanaa Khawaarijta, kana mid ahaa xubnaha u qaabilsanaa miinooyinka dhulka lagu aaso, kaas oo muddo dheer lagu raad-joogay.

Howlgalka oo si taxaddar leh ay u fuliyeen ciidanku, ayaa lagu khaarijiyay dhagar-qabahaasi, iyadoo laga soo furtay qori nooca AK-47 ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r