Press "Enter" to skip to content

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Beljimka oo ka bannaan-baxay aqoonsi beenaadka Israa’iil

Brussels,(SONNA):- Dadweynaha Soomaaliyeed ee deggan dalka Beljimka ayaa qabtay bannaanbax oo ay kaga soo horjeedeen faragalinta qaawan Israail ee ka dhanka ah midnimada Soomaaliya iyo aqoonsi beenaadka ay siisay maamulka Somaliland.

Dibadbaxayal ayaa isugu baxay  afaafka hore ee xarunta Midowga Yurub ee magaalada Brussels, kuwaas oo ku dhawaaqayay eray ka dhan ah xadgudubka Israa’iil iyo kala qeybinta Dalkeenn.

Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Beljimka ayaa adkeeyay midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, Israa’iilna ku dhicin in ay ku gardaradoodo dalkeenna iyo dadkeenna.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r