Press "Enter" to skip to content

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland

Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Jidda ee Dalka Sacuudi Carabiya waxaa ka socda shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Islaamka.

Shirka ayaa loo doodayaa xadgudubka Israa’iil ay kula kacday midnimada iyo wadadjirka Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xoghaayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Xuseen Ibraahim Daaha oo ka hadlay shirka ayaa marka hore cambaareeyay aqoonsiga xadgudubka ah ee Israa’iil ku aqoonsatay qeyb ka mid ah Soomaaliya.

Shirka ayaa lagu wadaa in laga soo saaro warmurtoyeed ka dhan ah Israa’iil iyo Xadgudubkeeda garadarada ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r