Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Baarkinkan cusub ayey si weyn ugu baahnaayeen Shacabka Soomaaliyeed iyo isticmaalayaasha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde,baarkinka ayaa sidoo kale wax weyn ku soo kordhinaya adeegyada ganacsi ee garoonka iyo bilicdiisa.

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macallin oo ka hadlay furitaanka baarkinka cusub ayaa yiri“Baakinkaan casriga ah waa bilowga qurxinta iyo qaabeynta wajiga hore ee Garoonka Aadan Cadde.”

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r