Press "Enter" to skip to content

Isu soo bax lagu taageerayo midnimada dalka oo ka dhacay Jawhar

Jawhar(SONNA):-Magaalada Jowhar, xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, waxaa si weyn uga socda dibadbax ballaaran oo shacabka magaalada ay uga dhiidhinayaan gardarrada Israa’iil iyo faragelinta ay ku hayaan kala-goynta dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Shacabka ku nool magaalada Jowhar ayaa maanta banaanbaxan ku muujiyay sida ay uga go’antahay inay difaacaan midnimada dalka, iyagoo cambaareeyay faragelinta dibadda iyo isku dayga lagu wiiqayo madax-bannaanida Soomaaliya.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r