Press "Enter" to skip to content

Natiijada doorashadii golaha deegaanka gobolka Banaadir oo maanta lagu dhawaaqayo

Muqdisho(SONNA):-Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta ku dhawaaqi doona natiijada doorshadii golaha deegaanka gobolka Banaadir ee qabsoomtay maalintii khamiista 25-kii diisaamber.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka CabdifataaxFaysal oo xalay goor dambe la hadlay warbaahinta qaranka ayaa shaaciyey in natiijada lagu dhaawaaqi doono maanta gelinka hore.

Afhayeenka ayaa sheegay in dhammaan sanaaduuqda codadka ku soo xeroodeen xarunta guud ee gudidda doorashooyinka halkaas oo lagu hubinayo,iyadoo tirinta iyo hubinta ay goob joog ka yihiin wakiiladda ururrada siyaasadda,bulshada rayidka iyo beesha caalaamka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r