Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Amniga iyo taliyaha Booliiska oo tababbar u soo xiray dufcada ciidanka daraawiishta

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa soo xiray Qalin-jabinta Dufcaddii Ciidanka Daraawiishta oo si dhamaystiran u helay Xirfadaha Ciidanimo.

Taliyaha ayaa Midowga Yurub uga Mahadceliyey Taageerada ay dhankooda ku bixiyeen Tababbarka , waxaana uu Ciidamada cusub ee Wiilasha iyo Gabdhaha isugu jira Kula dardaarmay inay la jaan qaadaan Horumarka balaaran ee qeybaha Ciidanka lagu kordhiyey.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r