Press "Enter" to skip to content

Ciidanka Boliiska oo isu diyaariyay Xuska 82-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka

Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliiska ee Generaal Kaahiye oo dib u habayn lagu sameeyey Salaan uga qaatay Cutubyada loo diyaariyey Xuska Sanad guurada 82-aad ee kasoo wareegatay markii la asaasay Ciidanka Booliiska.

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa la aas aasay 20 December 1943-kii.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r