Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari G/sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa wareysi ay la yeelatay VOA ku sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen dhallinyaro u dhacay guri ay degan-yihiin qoys danyar ah oo ku nool magaalada Boosaaso.

Wareysi: Sidee u dhacay falkii lagu dhibaateeyey qoys danyar ah oo degan Boosaaso?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.