Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay 10 maleeshiyaad ah oo ay sheegeen inay kasoo goosteen ururka al-Shabaab. Maleeshiyaadkan ayaa isa soo dhiibay shalay.

10 maleeshiyo oo Al-Shabaab ah oo isku dhiibay Koonfur Galbeed
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.