Press "Enter" to skip to content

Galmudug oo la wareegtay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay

Muqdisho,(SONNNA):- Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay Munaasabad ay  Galmudug kula wareegtay Xaruntii loo diyaariyay Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Galmudug, kaasi oo si guud dalka oo dhan, shaqadiisu ku egtahay Oktoobar 2026.

Madaxweynaya ayaa hay’adaha kale ee Qaramada Midoobay ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan Xafiisyadan, si loo xoojiyo adeegga loo hayo Bulshada Reer Galmudug.

Munaasibada waxaa ka qayb galay Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, mudane James Swan.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r