Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Safiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, Ambasador Alper Aktas.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan arrimaha horumarinta, socdaalka, iyo sare u qaadidda iskaashiga diblomaasiyadeed, iyadoo sidoo kale la xusay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo 60 sano jirsaday.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r