Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Caafimaad XFS oo gaaray Dalka Turkiga

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr. Cali Xaaji Aadam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkey, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah.

Inta uu Ankara ku suganyahay, Wasiirku wuxuu ka qeyb-geli doonaa shirar muhiim ah, kulammo heer caalami ah iyo wada-hadallo lagu xoojinayo iskaashiga caafimaad ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkey.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r