Press "Enter" to skip to content

Shirka Madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa saakay Magaaladda Muqdishu ka daah-furay Shirka madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed ,kaas oo socon doona muddo laba cisho ah.

Shirkaan oo saddaxdii billoodba mar la qabto ayaa waxaa looga hadlayaa baahiyaha garsoorayaasha, caqabadaha jira iyo horumarada ay ka gaareen arrimaha Hortabinta u leh bahda garsoorka.

Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobolka iyo Rafcaanka, Garsoorka Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Dhaxe iyo Garsoorayaasha Heerarka kala duwan ee dalka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r