Press "Enter" to skip to content

Cabdinaasir Axmed Bashiir oo loo magacaabay Afhayeenka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Cabdinaasir Axmed Bashiir u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ahna Afhayeenka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha laga bilaabo maanta.

Cabdinaasir Axmed Bashiir ayaa kamid ah bahda saxaafadda,isagoona kasoo shaqeeyay hay’ado warbaahineed oo kudaha  dalka iyo dibadda ah.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r