Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS ee ku yaalla magaalada Buulo Mareer 26-kii bishii May ee aynu soo dhaafnay.

Maxaa fududeeya weerarrada Al-shabaab ee saldhigyada ciidamada ATMIS?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.