Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha JFS oo ku sugan Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa haatan ku sugan Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, halkaas oo uu ka socdo final-ka tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana weli garoonka ku loollamaya kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh.

Ciyaartan Finalka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxa garoonka soo buux dhaafiyey kumanaan shacab ah oo kala taageersan labada degmo sidoo kale waxa ka soo qayb galay daawashada finalka ciyaartan madaxda Dowladda Federaalka iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Banaadir.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r