Press "Enter" to skip to content

Shir ku saabsan xoojinta hay’adaha amniga iyo cadaaladda dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasiirrada Cadaaladda, Gaashaandhigga, iyo Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan masuuliyiin kale ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay shir lagu gorfeeynayey xoojinta hay’adaha amniga iyo cadaaladda Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa soo qabanqaabisay Hay’adda SJGAP, waxaana si wadajir ah looga dooday sidii iskaashiga hay’adaha amniga iyo kuwa garsoorka loo xoojin lahaa, loogana shaqeyn lahaa nabadd iyo cadaaladda waarta.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r