Press "Enter" to skip to content

Salaad roob doon ah oo lagu tukaday Baydhabo

Baydhabo(SONNA);-Boqolaal ka mid ah Shacabka iyo Culimada magaalada Baydhabo ayaa maanta goob fagaara ah ku tukaday Salaad Roobdoon ah.

Salaadda kadib Culimada iyo Bulshada ayaa Alle ka baryay Roob, naxariis iyo barwaaqo.

Abaar daran ayaa ku dhufatay qeybo ka mid ah Gobolada Koofurta, Bartamaha iyo Waqooyinga Soomaaliya,taas oo sababtay in dadka intooda badan ay usoo hayaamaan Magaalooyinka, kadib markii ay abaarta ku waayeen xoolihii ay dhaqan jireen.

 

 

 

 

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r