Press "Enter" to skip to content

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee la dagaallanka Gaajada

Doha-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay Shirkii ugu horreeyey ee hoggaamiyeyaasha Isbahaysiga Caalamiga ah ee La-dagaallanka Gaajada iyo Saboolnimada oo lagu qabtay magaalada Doha ee dalka Qatar.

Mudane Saalax Axmed Jaamac oo Khudbad ka jeediyey Shirka ayaa tilmaamay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in ay door firfircoon ka qaadato dadaallada caalamiga ah ee lagu ciribtirayo gaajada iyo saboolnimada, isagoo adkeeyay muhiimadda iskaashiga iyo dedaalka dalalka xubnaha ka ah dalladdaan.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r