Press "Enter" to skip to content

Muqdisho oo tababbar loogu soo xiray xeer ilaaliyeyaal ka kala socday heer federaal iyo heer dowlad goboleed

Muqdisho(SONNA):-Kusimaha Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka garyaqaan Cabdirisaaq Macalin Xuseen ayaa maanta Tababbar u soo xiray Xeer ilaaliyeyaal ka kala socday heer federal iyo heer dowlad goboleed

Tababbarka oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Tababbarka Garsoorka Soomaaliya ayaa lagu baranayaa ka hortagga lacag dhaqidda iyo ladagaallanka maalgelinta argagaxisada, Tabbbarka ayaa Ujeeddkiisu ahaa xoojinta aqoonta iyo fahamka xeer ilaalinta ee ku aaddan ka hortagga lacag dhaqidda iyo la dagaallanka maalgelinta argagaxisada.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r