Press "Enter" to skip to content

Golaha Shacabka oo ka dooday wax ka bedelka dastuurka

MUQDISHO. — Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka dooday ajenyaal uu ka mid ahaa wax ka bedel lagu sameeyo dastuurka.

Wariyaha VOA, Cabdicasiis Barrow, ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

 

Comments are closed.