Press "Enter" to skip to content

Wajiga koowaad wadahadalladii ka socday kismaayo oo lasoo gaba-gabeyay

WAR-SAXAAFADEED

Kismaayo(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo maalnimadii shalay  gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa maanta waxa uu soo gaba-gaboobay wajigii koowaad ee wadahadalladii socday oo laga sameeyay horumar, iyadoo lagu ballamay in wadatashiyadu sii socdaan, dibna la isku soo noqdo si loo sii ambaqaado geeddi-socodka wadahadalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Maamulka iyo shacabka Jubaland soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen isaga iyo wafdigiisa, isaga oo ku bogaadiyey dareenkooda Soomaaliyeed ee ay u muujiyeen intii uu ku sugnaa magaalada Kismaayo.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r