Press "Enter" to skip to content

Taliyaha ciidanka Booliiska oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya Francesca Di Mauro.

Kulanka ayaa looga hadlay dhismaha xoojinta iyo wada shaqeynta Hay’adaha Amniga oo Boliisku qeyb ka yahay ,derdergelinta dedaalada dib loogu habaynayo Ciidanka Daraawiishta oo loo diyaariyey in loo diro deegaanada laga xoreeyey Khawaariijta si howlaha Nabad ilaalinta deegaanadaa qeybtooda uga qaataan.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r