Muqdisho (SONNA): Xafiiska xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay eedeysane Cali Dhagadiish oo lagu eedeeyay in ilmo yar yar god ku riday kuna aasay, falalkaas oo uu ka duubay muuqaal ayaa ku baahiyay baraha Bulshada, waxaana taasi keentay in kiiskiisa cadaaladda la horgeeyo.

Xeer ilaalinta Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir horgeysay eedeysane carruur ku xadgudbay
More from WararkaMore posts in Wararka »
- Dowladda oo mideyneysa aadaanka iyo qudbadaha
- Dowladda oo qiimo dhimis ku samaysay kharashka Xajka
- Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlayo waxtarka horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ah
- Ra’iisul wasaare Xamse oo daah-furay adeegga xajka sanadka 2026
- Wasiir Fiqi oo ka qaybgalay kulan ku aadan horumarinta Afcarabiga oo Muqdisho lagu qabtay
Be First to Comment