Press "Enter" to skip to content

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay Munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliy

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda uu Af-Carabigu u leeyahay bulshada iyo dowladnimada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaruhu oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa adkeeyay in Af-Carabigu yahay luqadda labaad ee rasmiga ah ee Soomaaliya, isla markaana uu leeyahay door muhiim ah oo ku saabsan dowal dhiska iyo sharci dejinta midnimada bulshada iyo horumarinta waxbarashada iyo dhaqanka

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r