Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay aqbalaadda warbixinta Soomaaliya ee EAC
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
- Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
- Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho



Comments are closed.