Militariga Uganda ayaa qiray in qaar ka mid ah askartooda ay u gacan galeen ururka Al-Shabaab kadib weerarki ay Jimcihii mintidiintu ku qaadeen saldhiggooda milatari ee magaalada Buulo Mareer.

Uganda oo qirtay in qaar ka mid ah askarteeda ay u gacan galeen Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.