Press "Enter" to skip to content

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Al-shabaab ee Buulo Mareer

Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Csaba Kőrösi, ayaa si adag u cambaareysay weerarradii shalay lala beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, saldhiggooda magaalada Buulo Mareer.

Comments are closed.