Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare ayaa si rasmi ah meelaha uu maanta ka bilowday waxaa ka mid ah toddobbo degmo oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland. Imtixaanka ayaa waxaa u fariistay arday gaareysa 1,561 arday, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.
Comments are closed.