Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanku ay liiska madaw ku dartay 5 xubnood oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxda Al-Shabaab. Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa iyana shalay soo saartay liis-ka 26 qof iyo shirkado Al-Shabaab la shaqeeya.

Falanqeyn: Xayiraadda Mareykanka ee madaxda Al-shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Taliyaha CXD oo abaalmariyay Geesiyaashii Fashiliyay Weerarkii Ceeldheer
- Magacyada maleeshiyaadkii Khawaarijta ee lagu laayay Ceeldheer
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray xarunta cusub ee taliska sahanka iyo sirdoonka Cxds
- Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in kalfadhiga 7-aad furmi doono 20-ka bishan
- Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijtii lagu jebiyay Degmada Ceeldheer
Comments are closed.