Press "Enter" to skip to content

Xildhibanada Golaha Shacabka BFS oo ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada

Muqdisho(SONNA);Xidhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada, waxaana ogolaatay 139-Xildhibaan, seddax Xildhibaan ayaa ka aamustay, wax diidayna ma jirin.

Go’aankan Golaha Shacabka ayaa sidoo kale muujinaya dadaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan ilaalinta caafimaadka dadweynaha iyo la jaanqaadidda heshiisyada caalamiga ah

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r