Press "Enter" to skip to content

Xildhibaanno kamid ah 2-da Aqal oo codkooda ka dhiibtay doorashada golaha deegaanka

Senator Muuse Suudi Yalaxoow iyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Degmooyinka Kaaraan iyo Shangaani oo ay ka socdaan doorashada golaha deegaanka ee Gonolka Banaadir.

” Waxaa soo marnay marxalado adag, balse maanta dalka waa nabad, shacabkuna codkooda ayey ku ciil baxayaan”,sidaasi waxaa yiri xildhibaan Mocalimoow.

Senetor Muuse Suudi oo ka hadlay goobtii codbixinta ayaa farriin u diray kuwa diidan doorashada,isagoo ugu baaqay in ay wax la qeybsadaan umadda,isla markaana la ilaaliyo wadajirka umadda.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r