Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ka hadlay xarigga wariye Busharo Baandey oo ku xiran magalada Hageisa in ka badan 80 habeen.
Xildhibaanno ka hadlay xarigga weriye Bishaaro Baandey
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.