Dumarka xildhibaanada ah qaarkood ayaa ka walaacsan sida ay noqon karto saamigii dumarka ee golayaasha sharci dejinta marka uu dhaqangalo wax ka bedelka dastuurka.

Xildhibaanada haweenka ah ee Soomaaliya oo ka walaacsan qoondada dumarka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.