Press "Enter" to skip to content

Xeer ilaalinta Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir horgeysay eedeysane carruur ku xadgudbay

Muqdisho (SONNA): Xafiiska xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay eedeysane Cali Dhagadiish oo lagu eedeeyay in ilmo yar yar god ku riday kuna aasay, falalkaas oo uu ka  duubay muuqaal ayaa ku baahiyay baraha Bulshada, waxaana taasi keentay in kiiskiisa cadaaladda la horgeeyo.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r