Press "Enter" to skip to content

Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan 'ciddii matali lahayd'

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka ay ka qaban doonaan doorasho dadweyne mudda ka badan 55 sano ka dib.

Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay kal-fadhiga lixaad ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya oo maanta uu ka furay xarunta Villa Hargeysa.

Faahfaahinta warkan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r