Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Bare ayaa sheegey in dowladiisu diyaar u tahay in ay la hadasho cid walba oo tabasho qabta, balse wuxuu xusey in aan la aqbali karin in la is-hortaago howlaha hay’adaha dastuuriga ah.

Xamza: Lama aqbali karo in la is-hortaago howlaha hay’adaha dastuuriga ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.