Press "Enter" to skip to content

Xafiiska Hantidhowrka qaranka: isku xirka heshiishyada adeegga dowladda iyo Aqoonsiga Qaranka

Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, isaga oo dhaqangelinaya ujeeddooyinka Sharci Lr. 9 ee 2023, Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha, iyo Xeer Ra’iisul Wasaare Lr. 415, 2025 ee Taaba-gelinta Isku-xirka Adeegyada iyo Nidaamka Hubinta Aqoonsiga Qaranka, waxa uu la socodsiinayaa dhammaan hay’adaha dowladda in laga bilaabo 05 October, 2025.

Guud ahaan Heshiisyada Shaqada iyo Qandaraasyada laga diiwaangeliyo Hantidhowrka ay tahay in lagu lifaaqo Aqoonsiga Qaranka (National ID) ee dhammaan dadka saxiixyada ku leh heshiisyada shaqada iyo kuwa adeegyadaba.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r