Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan Markab laga leeyahay Turkiga uu si rasmi ah xeebaha Soomaaliya uga billowday shidaal sahmin.

Wicitaanka: Sahanka shidaal Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Wasiirka Beeraha oo daah furay tababar 30-dhallinyaro ah lagu barayo cilad bixinta iyo ku shaqeenta cagafta
- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo 300 ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar u wareejiyay Waaxda Nadaafada
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori
- Muxuu yahay cudurka indhaha ku dhaca ee Glaucoma?
- Bandhigga VOA: Xaaladda Muqdisho ee bisha Ramadaan
Comments are closed.