Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha ee toddobaadkan oo uu marti ku yahay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige, ayaa ku saabsan xaalada shaqada, shaqaalaha iyo shaqo la'aanta ka jirta Soomaaliya.

Wicitaanka: Heerka shaqada, shaqaalaha iyo shaqo la'aanta ee Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
- Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
- Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho



Comments are closed.