Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya

Kismaayo — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti ku ah xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaaladda Soomaaliya Faysal Aadan Xasan.

 

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r