Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud.

Comments are closed.