Ku dhawaad muddo 30 sano ah kadib, ayay Soomaaliya Arbacadii aynu kasoo gudubnay soo saartay warbixin ka hadleysa horumarka laga sameeyay ballan-qaadyadii kasoo baxay Shirweynihii Horumarka Dadweynaha ee sannadki 1994-kii lagu qabtay magaalada Qahira ee caasimadda dalka Masar.

Wicitaanka Dhageystaha: 30 sano kadib warbixinta Soomaaliya ee Horumarka Dadweynaha
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.