Press "Enter" to skip to content

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Kulan wada qaatay

Addis Ababa(SONNA):-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Kulmay Intii uu Socday Shirarka Midowga Afrika.

Intii ay socdeen shirarka Midowga Afrika ee ka qabsoomaya magaalada Addis Ababa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Kenya, Mudane Dr. Hon. Musalia Mudavadi.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray
Si loo horumariyo loona mideeyo mudnaanta wadajirka ah ee labada dal, oo ay ka mid yihiin nabadda iyo amniga gobolka, iskaashiga xuduudaha, iyo horumarinta ganacsiga. Labada dhinac ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay derisnimo wanaaga iyo sii wadidda wada-tashiyada joogtada ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r