Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Maaliyadda oo ka qayb galaya shirka dhaqaalaha iyo horumarinta Bulshada ee dalalka Carabta

Beirut-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray magaalada Beirut ee dalka Lebanon.

Wasiirka ayaa halkaas uga qaybgalaya Madasha dhaqaalaha iyo horumarinta Qoondada Arrimaha Bulshada ee dalalka Carabta.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r