Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirka Beeraha ee Aljeeriya

Aljeer (SONNA) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Wasiirka Beeraha, Horumarinta Reer miyiga, iyo Kalluumaysiga ee wadanka Aljeeriya, Mudane Youcef Cherfa

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta ganacsiga, maalgashiga, iyo inay iska kaashadan labada dhinac fursadaha Maalgashi ee ka jira labada dowladood.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r