Press "Enter" to skip to content

Wasiirka gaashaandhigga Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Xasan Cumar Maxamed.

Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti ayaa ka qeybgalaya Kalfadhiga 35-aad ee Wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka ku bahoobay Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF), oo ay martigelinayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r