Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay James Swan

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane James Swan.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, waxaana si gaar ah diiradda loo saaray arrimaha caddaaladda, dastuurka iyo geeddi-socodka dowlad-dhiska dalka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r