Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay xubno ka socday hoggaanka dhaqanka ee Puntlan

asiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo xubno kale oo kamid ah hoggaanka dhaqanka Dowlad Goboleedka Puntland.

Kulanka booqashada wasiirka waxaa kaloo qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Asad Cismaan C/laahi Diyaano iyo Wasiir hore oo Puntland ah Mudane Xasan Shire Abgaal.

Dhinacyadaasi waxa ay kulankooda kaga hadleen xaaladda dalka,gaar ahaan hormarada socda iyo doorka ay hoggaanka dhaqanka ku leeyihiin isu soo dhoweynta dadka iyo guud ahaan samatabixinta dalka.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r